Dab goor dhow ka kacay qeybo ka mid ah Suuqa weyn ee Bakaaraha

Wararka naga soo gaaraya suuqa Bakaaraha ee magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in qeybo ka mid ah suuqaas uu dab ka kacay goor dhow abaare 9:00 fiidnimo. Dabka ayey wararku sheegayaan inuu ka bilowday qeybta huudheyda, uuna ku faafay maacuunta iyo qeybaha kale ee suuqaasi Dabka ayaa sidoo kale si gaar ah u saameeyey qeybta bacadlaha … Continue reading Dab goor dhow ka kacay qeybo ka mid ah Suuqa weyn ee Bakaaraha